23.11.2020 - qeybtaan waxaan idin kula wadaagaynaa sababta loo galiyo shaqaalaha mudada shaqada gaaban ee corona. waxaan sidoo kale ka hadlaynaa tageerada ay heli karaan fanaantiinta, farshaxaniistayaasha iyo dadka iskood u shaqaysta Links and Infos:...
06.10.2020 - Taxanaheena macluumaadka Corona Information Vienna waxaan qeybtaan uga hadlaynaa calaamadaha iyo kalarada iftiin ee lagu muujinayo heerka uu marayo infekshinka Corona magaalooyinka wadanka Austria oo dhan. Hotlines Information AGES...
15.07.2020 - Taxana Macluumaadka Karoona ee Vienna, qeybtiisaanwaxaan idin kula wadaagaynaa sharciyada la xiririira safarka, furitaanka xuduudaha iyo wadamada aan wali looga safri karin Austria xilligaan.
14.06.2020 - Taxaneheena macluumaadka Corona ee Vienna waxaan idin kula wadaagaynaa dhawr arrimood oo caafimaadka xilligaan muhiim u ah, sida xaaladaha cilmi nafsiga, rabshadaha qoysaska dhex mara, iyo sida aad iskaga ilaalin karto fayruska.
14.06.2020 - Ku dhawaad mudo seddex bilood ah ka dib waxaa furmay shaqooyinka qaarkood. Taxanaheena qeybtiisaan waxaan ku eegaynaa goobaha shaqo ee dib u furmay, kuwa wali xiran iyo goorta laga yaabo ugu dambeyn in dib loo furo.
28.05.2020 - Gut recherchierte Antoworten auf brennende Fragen Rund um die Covid-19 Lockerungen. Welche Regeln und Maßnahmen aber auch Ausnahmen gelten für unser Leben und unseren Alltag in Österreich und in Wien? Wie wir uns aktuell im Öffentlichen Raum...
28.05.2020 - Gut recherchierte Antoworten auf brennende Fragen Rund um die Covid-19 Lockerungen. Welche Regeln und Maßnahmen aber auch Ausnahmen gelten für unser Leben und unseren Alltag in Österreich und in Wien? Was ist neu in Kindergärten, Schulen und...
27.05.2020 - Qeybtaan waxaan kaga hadlaynaa ku laabashada waxbarashada ka dib in ka badan laba bilood oo lagu jiray bandow. Waxaa kaloo ka helaysaa barnaamijka maanta xeerarka cusub ee ka jira schoola.da iyo nidaamka waxbarasho ee cusub.
19.05.2020 - Qeybtaan waxaan kaga hadlaynaa waxyaabaha ay tahay in laga taxadaro ka dib bandow qaatay ku dhawaad sagaal todobaad si uusan mar kale u faafin xanuunka karoona feyrus iyo xeerarka arrintaas quseeya.
15.04.2020 - Taxanaha qeybtiisa afaraad waxaan kaga hadlaynaa iskuulada iyo xanaanooyinka, casharada qaabka loo bixinayo iyo mudada ay xirnaan doonaan. Talooyin dhawr ah oo aad sameyn karto iyo sida aad guriga ilmaha ugu caawin karto.
15.04.2020 - Taxanaha qeybtiisa shanaad waxaan idin kula wadaagaynaa, waxyaabaha been abuurka ah oo ku saabsan caabuqa korona fayras ee dadka jaahwareerinaya ee la faafiyay.
14.04.2020 - Gut recherchierte und wichtige Antoworten auf brennende Fragen Rund um den Covid-19 Ausnahmezustand. Welche Regeln und Maßnahmen aber auch Ausnahmen gelten für unser Leben weltweit, in Österreich und Wien? Wir räumen mit einigen Mythen und...
14.04.2020 - Gut recherchierte und wichtige Antoworten auf brennende Fragen Rund um den Covid-19 Ausnahmezustand. Welche Regeln und Maßnahmen aber auch Ausnahmen gelten für unser Leben weltweit, in Österreich und Wien? Ausnahmezustand mit Kids Zuhause,...
09.04.2020 - Taxahana qaabuqa Corona waxaan qeybtiisa seddexaad kaga hadlaynaa xuquuqda iyo waajibaadka shaqaalaha inta lagu jiro bandowga Corona